• Home
  • Gen. Aideed
  • Latest News
  • Diinta
    • Qur'aan
    • Tafsiir
    • Muxaadaro
    • Nabi Amaan
  • Suugaan
    • Heeso
    • Gabayo
  • Maqaallo
  • Multimedia
    • Khudbooyin
    • Wareysiyo
    • Photo Gallery
    • Video Updates
  • Contact Us
WARSAXAAFADEED: BEENIN SHEEGASHADA AL-QAACIDA EE DAGAALKII 1993
 
This article was Published at: 13-05-2011 and has been viewed 7141 times
 
 
  May, 13-2011 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
 
 
Ujeedo: Ka jawaabid hadal ka soo yeeray Al-Shabaab iyo Al-Qaacida.

Isbaheysiga SNA wuxuu cambaareeynayaa sheegashada xaqiiqda ka fog ee kooxaha Al-Qaacida iyo Al-Shabaab Somalia ku sheegteen inay ka qeyb galeen dagaalkii dhexmaray Taageerayaasha Jeneral Mohamed Farah Aideed iyo Ciidamadii UNISOM 2.

Ma jirin jaanis u saamaxaya in dagaalo ka socda degaanada ay ka talinayeen Isbaheysiga SNA ka qeybgalaan Urur diimeedka Mayalka adag ee Al Itixaad iyo argagixisada ku abtirsata Al Qaacida laakiin dagaalkaas wuxuu ahaa mid dhexmaray taageerayaasha Isbaheysiga SNA iyo huwantii UNISOM 2.

Isbaheysiga SNA oo aad uga xun hadalada faanka ku dhisan ee Argagixisada Somalia wuxuu taageerayaa hoowlgalkii lagu dilay hogaamiyaha Al-Qaacida Osama Bin Laden oo dunida ka geystay falal ka baxsan bini-aadamnimada iyo shareecadda Islaamka.

Taageerayaasha SNA iyo hogaamiyahoodii geeriyooday Jeneral Mohamed Farah Aideed waa bulsho ku abtirsata Dariiqa Suufiyah,Ahlusuna Wal Jameeca,waana taariikh qoran oo dunida og tahay.

Isbaheysiga SNA wuxuu aaminsan yahay in Kooxaha Wahaabiyada laga ciribtiro Caalamka maadama ay halis ku yihiin Diinta Islaamka iyo sharafta qofka Muslimka.

Kooxaha Wahaabiyadda magac kasta haloogu yeeree ma jirto dagaal ay galeen oo guulo wax ku oola ay ku gaareen taasina waxay meesha ka saareeysaa sheegashadooda in qof ka mida ku lug lahaa dagaalkii 1993-1994.

Warsaxaafadeedkaan waxaa saxiixay

Golaha fulinta Somali National Alliance SNA

Email: [email protected]

Site: http://aideed.com

 
Tafsiirka Quraanka
     
     
KHUDBADO
 
Khudbadii Shirweynahii 3-aad 21.6.1991 ee USC Hote
Views: 7150
Khudbad Guddoomiyaha SNA,USC. Jen Caydiid uu Jeedi
Views: 2930
Khudbado 17-10-1995 ay jeediyeen golahii Wasiiradd
Views: 21189
 
WAREYSIYO
 
Wareysi lala yeeshay gudoomiyeyaasha usc iyo sdm.1
Views: 5171
Rw sharmaarke: waxaan suurto-gelinay jiritaankeena
Views: 1022
Wareysi xasan aadan iyo bbc/somali
Views: 1232
 
VIDEOS
 
Daawo khudbadihii Jeneral Caydiid iyo taariikh nol
Views: 431
Daawo Khudbadii Jeneral Caydiid dagaalkii Sokeeye
Views: 9673
Video Uganda President in Mogadishu 1992 -Meet Gen
Views: 1993
General M. Farrah Aidid & Amb M. Sahnoun Speaking
Views: 1730
Video shaqsiyadda Jeneral Caydiid ee Colaada
Views: 4970
Sir kulan dhexmaray Jen Caydiid iyo Maanafeesto Mu
Views: 3794
Gabay CAWO- Waxaa tiriyay Jen Caydiid 28.10.1993
Views: 2793
 
© Copy Right www.aideed.org 2010-2026 All Rights Reserved. Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.